mowluudQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld mawliid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mawliidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). 2. (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.). 3. (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0