mawliid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). 2. (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.). 3. (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

