mowqif

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld mawqif.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mawqif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Go'aan cad oo uu qof iska taago arrin adag. ld mowqif.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur