moxoggo

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. 1. (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa. 2. ld moxog (2).