moxogQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Dhabarka dadka intiisa hoose. 2. ld moxoggo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
moxoggoQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:1. (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa. 2. ld moxog (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00