moxormadoobe

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld moxormadow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

moxormadow

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur