moxormadowQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
moxormadoobeQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld moxormadow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0