mu'min

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-niin, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Qof awaamiirta Ilaahay siday ahayd u fuliya. ld muumin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muumin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mu'min.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur