mucaawinad

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld macaawino.

macaawino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Kaalmo; taageero. ld macaawinad, mucaawinad, mucaawino.