macaawinoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh)Macnaha:Kaalmo; taageero. ld macaawinad, mucaawinad, mucaawino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaalmoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
taageeroQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld taageerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
macaawinadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld macaawino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mucaawinadQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld macaawino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mucaawinoQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld macaawino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0