mucjiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay. 2. Wax aad loola yaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur