mudaaharaadQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld muddaaharaad¹.ld muddaaharaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
muddaaharaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0