muddaaharaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.
- Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

