mudane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sharfid mudan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xildhibaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xubin gole shacbi ka tirsan. 2. Qof xil qaadi kara.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur