mudbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mudbax². ld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudbax

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. 1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.
  2. Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mudbax¹; mudbixid.
  2. ld mudbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murbixid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld midbixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur