mudbax
Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine
Macnaha:
- 1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.
- Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

