muddaahanoQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la fuliyo. 2. ld muddaahineyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
muddaahineynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg muddaahinee. ld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0