muddaahineyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muddaahinee. ld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muddaahinee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muddaahaneyn

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld muddaahineyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muddaahano

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. 1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la fuliyo. 2. ld muddaahineyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muddaahino

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld muddaahineyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur