mudmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mudan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mudanQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.Wax meel ku turqan noqosho (shay).1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.Wax la muday ahaansho.1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0