mudan

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. (mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
  2. Wax meel ku turqan noqosho (shay).
  3. 1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.
  4. Wax la muday ahaansho.
  5. 1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudanti

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mudan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur