mukay
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (mukay, m.dh) (bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

