darayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (daray, m.dh)Macnaha:Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mukayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(mukay, m.dh) (bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0