mululrimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mululrin². ld mululrin¹.

mululrin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Rimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.
  2. Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.