mululrinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Rimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mululrimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mululrin². ld mululrin¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00