muqaddas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (dii.) Waxyaabaha diinta la xiriira oo la dhowro ee aan dhaliil laga bixin karin, sida quraanka iyo xadiiska. 2. (dii.) Meel Eebbe lagu caabudo. 3. Waajib ay khasabtahay in fuliyo.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: