muraaradillaacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg muraaradillaac². ld marooradillaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
muraaradillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.Si aad ah u nixid. ld marooradillaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
marooradillaacidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld muraaradillaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00