muraaradillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.Si aad ah u nixid. ld marooradillaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarracanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.Qof naxdin weyn la kulmey noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
marooradillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld muraaradillaac¹.ld muraaradillaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00