murgacoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-cday, -catay)Macnaha:ld murguco².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
murgucoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin. 2. Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. Tus. “Arrintii cali waa ka murgucatay”. ld murgaco, murkuco².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0