murid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mur³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xubinta taranka ee haweenka.
  2. Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
  3. Wadiiqo yar.
  4. Ka m.: orod cid kaga dheereyn.

Lamidka: siil

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur