mur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xubinta taranka ee haweenka.
- Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
- Wadiiqo yar.
- Ka m.: orod cid kaga dheereyn.
Lamidka: siil
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

