Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.dh)
Macnaha:
Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lqo, m.l/muluq, m.dh)
Macnaha:
Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
1. Qof qaawan; murduq. 2. Qof wixii uu lahaa ama haystay laga wada qaaday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur