muruxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la murxiyey ahaansho. 2. Wax qaawan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur