muruxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muruxsan. ld muruxsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muruxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la murxiyey ahaansho. 2. Wax qaawan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muruxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld muruxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur