musaafuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld masaafiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masaafiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur