musaraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
  2. Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jidbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musaraarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg musaraar². ld musaraar¹ (1), musareer¹, musareerid, musuraar¹ .
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld musaraarid.
  2. ld musaraar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musuraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld musaraarid.
  2. ld musaraar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur