mushaalliyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mishaariyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. ld mushaalliyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mushaariyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. ld mushaalliyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur