mushaalliyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mushaalliyee. ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mushaalliyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mishaariyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld mushaalliyeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mushaariyeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun