mushaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.
  2. Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.

tamashle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Lugabbaxsi; manjabbaxsi.

mushaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mushaax². ld mushaax¹ (2).