mushaaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.