mushkilad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do/mashaakil, m.l)

Macnaha:

  1. Dhib aad u weyn. ld mushkilo.

mushkilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mushkilad.