musiibo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhibaato weyn; belaayo; hoog. ld masiibo, masuubo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

belaayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.
  2. Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masiibo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld musiibo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masuubo