hoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld belaayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0