mustareexQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhib la'aan iyo nasiino; raaxo.Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raaxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Nolol aan dhib lahayn. 2. ld raaxayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0