mustareexid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mustareex².

mustareex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhib la'aan iyo nasiino; raaxo.
  2. Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.