mutuutax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mataatixid.
  2. ld mataatax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mataatixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mataatax³. ld mataatax¹ (4), motootax¹, motootixid, mutuutax¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mataatax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay. 2. Maro duugnimo awgeed aad u jilicday. 3. Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax¹, mutuutax¹.
  2. (fiis.) Dhalan-rogga bu'kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu'farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
  3. 1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.2. Maro aad u duugowday noqosho. 3. Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax², mutuutax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur