mataatax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay. 2. Maro duugnimo awgeed aad u jilicday. 3. Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax¹, mutuutax¹.
- (fiis.) Dhalan-rogga bu'kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu'farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
- 1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.2. Maro aad u duugowday noqosho. 3. Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax², mutuutax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

