mutuxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mutux². ld matixid, mutixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mutuxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
matixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mutuxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mutixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mutuxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0