mutux
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- 1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
- Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².

