muxaadaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:ld muxaadarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
muxaadaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Khudbad cilmiyeed oo meel fagaare ah laga jeediyo. ld muxaadaro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0