naabnaab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld naannaab 1. N. ah: qof caqli yar oo shiddo badan. 2. ld naabnaabid.
- 1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri daran la kulmid. 3. Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab².
Lamidka: naannaab, naabnaabid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

